Xiinka Baxaya iyo Xalada Degaankii

Aad iyo aad ayaan uga muruggoodaa kolkii aan arko Xaalada deegaanka, kolna wan farxaa, kolna waan Murugoodaa, sababtuna waxaa weeyo iyadoo gaban Jawaabtu waxa sababahaya labaduba ,
Waa maadaama aanan dhaxjoogin maanta wiixii laguu Sheego ee dhagahaaga ku danbeeya ayaa ama ku farax Galin haya ama kaa murugaysiin haya,
Wallow uu sii deeryahay waji bug oo ninba sidii uu Jecelyahay uu wax ugu soo qorto oo waliba taag iyo Hawlo kaloo badan laguugu soo samayn hayo

  • Ilaahayow adiga unbaaa sakhiri kara hawlaha.
Share:

Leave a Reply